Niman soomaali ah oo gaaraya 42 ayaa waxay lug ku tageen wadanka Malawi. Nimankan oo sii dhex maray wadamo badan ayaa waxay ku qaadatay laba bilood iyo bar inay wadankaas gaaraan.
Soomaalidan oo ay arkeen dad degan meel ku dhow xuduudka Malaawi ay la leedahay Muxanbiik ayaa waxaa aad uga muuqday
Nin ayaa magaalada Rheinfelde oo ku taal koofurta waddanka Germany ku diley xaaskiisa oo Soomaali ahayd, laba caruura iyo waaridki. Kadibna wuxuu u dhintay dhaawac uu isa soo gaarsiiyey.
Arrinkan ayaa dhacay kadib markay xaaskiisa oo ay xanaaq ku kala maqnaayeen ka war heshay inay lasoo degtay na
Governor-ka iyo labada Mayor ee Minneapolis & St. Paul oo si rasmi ah u aqoonsaday Usbuuca Soomaalida June 26-July 2 2005 (Proclamations)
Golaha dadka madow ee Minnesota (Black Council of Minnesota) waxay hambalyo u dirayaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed oo xilligan ku jira xilli festo iyo damaas
Wararka ka imaanaya magaalada London ayaa sheegaya in Soomaalida dalkaasi ku dhaqan ay Maalinka beri ah yeelanayaan kulan xasaasi ah kadib markii ay soo baxeen warar la xiriira shaki dhinaca Argagixisada ah oo kaga yimid Xukuumadda dalkaasi.
Wararka ayaa intaa ku daraya in shakigga haatan yimid
Warbixintii: Ikraam Cali-kaar
Stockholm - Sweden
ikraam@journalist.com
Barbro Holmberg: "Wixii aan qaladnay waan saxeynaa"
<|swedrfm.jpg|Ikraam iyo Barbro|left|>Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden ayaa waxaa maalintii shalay aheyd usuuragas
<|canada_oxfam_06.jpg|Xafladii Canada|left|>Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay ayaa ka dhacday caasimada dalka Canada, xafladaasi oo lagu qabtay Dhismaha City Hall ee magaaladaasi Ottawa.
Ulajeedada Xafladaan oo ahay in Dhaqaale loogu uruuriyo dadka Soomaaliyeed ee ay waxyeeladu ka so