Haweeney soomali ah oo u shaqaynaysay shirkada samafalka sweden ee AIS (International Aid Services) ayaa saaka lagu dilay magaalada Muqdishu.
Maryan Maxamed ayaa lagu xabadeeyey gaarigeeda oo maraya isgoys ku yaal magaalada Muqdishu. Waxaa kaloo xabadihii ku dhaawacmay nin Kenyati ah oo la socd
(Nairbi, Kenya) War galabta ka soo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ee KMG ayaa daboolka ka qaaday in Berito la siin doono Xubnaha Xildhibaanadda Baarlamaanka iyo Xukuumadda Mushaharkii ugu horeeyay ee ay qaataan Labada gole.
Warku wuxuu intaasi raaciyay in Xukuumadda feder
Baaqaan oo ay soo saareen xubnaha ku sugan magaalada muqdisho ayay uga hadleen is
afgaranwaaga iyo khilaafaadka mar walba sii laba lixaadsanaya ee ka dhex jira labada
gole ee dowladda federaalka soomaliya iyo dagaalada ka soo cusboonaaday meelo ka mid
ah dalka tan iyo markii la dhisay dowladda
Dagaal ay isaga soo horjedeen warasadii labada sheeq ee lagu tixgelin jiray darriiqada qaaddiriyada ee suufiyadda ayaa habeenkii xalay ahaa isaga horyimid xarunta shiiq aadan dheere ee xaafadda geed jaceyl ee degmada wardhiigleey
Dagaalkaan ayaa la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka,dag
Taxadarka amaanka SOS ayaa yimid kadib markii weerar bambaano lagu qaaday shalay oo ay ku dhaawacmeen laba Somali ah iyo haweeney Sooro ah oo u dhalatay waddanka Talyaaniga, laguna magacaabo Marzo
Adkeynta amaanka SOS ayaa waxaa uu abuuray in gaadiidka dadweynaha ee halkaasi ka
shaqeeya, inaan
Xubnaha labada Gole oo ku dhawaaqay in dhawaan magaalada muqdisho ay ka howl geli doonaan ciidamo sugaya aminiga magaalada oo ku hubeesay illaa afar gaari oo kuwa dagaalka ah.
Warkaan ayaa soo if baxay kadib kulan ay maanta ku yeeshene xaruntii hare ee xisbiga oo haatan ah xarunta baarlamaanka
(Mogadishu) Gabadhan saqiiradda ah oo magaceeda la yiraahdo Sumaya Jamaal Axmad ayaa ku dhalatay iyadoo aan laheyn xubinta kaadi heysta,waxaana u baahantahay in lagu sameeyo qaliin lagu saxayo xubinta ka qaldan ee kaadi heysta. Gabadhan oo ay qoyskeedu geeyeen mid ka mid ah cusbitaalada sida gaar ah
(Mogadishu) Qoraal maanta ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda federaalka ayaa ku tilmaamay dilkkii ay kooxo hebeysani ku toogteen haweeney Soomali ah,madaxna ka aheyd hay`ad samafal oo laga leeyahay wadanka Sweden dhowaan,kaasoo ay wasaaradu ku tilmaantay inuu ahaa mid cadawtinimo ah,sid