site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa.
  • Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko.
  • Caqli: Dugaag sankuu ka galay; Xoolo, sankuu ka galay; Rag, xabadkuu ka galay; Naago, indhuu ka gala
  • Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniinaan.
  • Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa).
  • Carraabo, fadhaa quusiyey.
  • Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama garto.
  • Carrab dalable ayaa la gartaa, uur dabanse lama garto.
  • Carruurey cayntaa ba´day.
  • Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma leh.