site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirrado nin aan garab wax lagula dhisayni).
  • Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda'.
  • Dabalaay gooji ama ha goojin geela gu'ga dhalay uun baa lagugu tirin.
  • Dabeecad xuma dad kaa saartay.
  • Dabeecaddu diinta waa ka badh.
  • Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa.
  • Dacartuba mar bay malab dhashaa.
  • Dacas iyo dameeraba lama kala laha.
  • Dacas kaa wayni dhiiqaday kugu farjiyaan.
  • Dacawadii tallaabada nebiga ku dayatay, teediina ka tagtay tu kalena gaari weydey.