site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla talisase wax yar.
  • Ciirtaa dhamaa, ceebtaa haya.
  • Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laabna.
  • Cimrigaaga dheeraaday, Geel dhalaayaas ku tusaa.
  • Ciyi waa ka beryey.
  • Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita.
  • Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareemay.
  • Col hortii baa hub la samaystaa.
  • Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa.
  • Col ku galay cabsi kugu reeb.