site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro.
  • Alla aamin ma iisho.
  • Alle watow wehel uma baahna.
  • Allow aqoon xumo hannagu dilin eexona hannooga tegin.
  • Allow nin aan wax ogayn ha cadaabin.
  • Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.
  • Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe.
  • Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh.
  • Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay.
  • Ammaan lama dhu-dhumiyo.